Hot Topics

Mustafe Cumar”Waxba kama qaban karno sicir bararka taagan”

“Sababaha keenay sicir bararka xukuumadu waxba kama qaban karto.Xukuumadu wax gacanteda aysan wax kaga qaban karin eedeeda ma qaad karto.Xukuumadda waxaa la gudboon inay wax ka qabato Saamaynta ka dhalata arrimaha aysan gacanta ku haynin.[Cunto quudin].”

“Bangiyada Wajaale haddii loo baahdo waa xidhaynaa,wallow aysan xal keeni doonin.Waan sameyn doonaa haddii qancin bulsho la rabo.”;

Waxaa siddaas yidhi Madaxwayne Mustafe oo maanta arrimaha sicir bararka ka hadlay.


VOSS TV