Video:-Qisaas kale oo lagu fuliyay Gacan ku dhiigle Posted By: Idil News Staff May 26, 2022 28-jeer,ayuu Toorey Nafta uga qaaday Qof kale,saakay,ayaa Qisaastii lagu fuliyay. Gaalkacyo shaqo wanaagsan oo Dowlada lagu amaanay,ayaa ka socota. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook