Hot Topics

Video:-Sidee udhacday Xafladii Caleema saarka Madaxweynaha 10-aad?

Marka laga soo tago xoogaa kala daadsanaan ka muuqatay xiriirinta iyo maaraynta guud ee Xaflada si qurux badan oo maamuus sare leh ayay uqabsoontay.

Madaxdii ugu badnayd,ayaa kasoo qaybgashay.

Somalida waxay u ahayd Maalin taariikhiya Maanta.

Isbadal Dimuqraadiya oo isa soo daba socday,ayaa uqabsoomay sidii la rabay,taasoo salkeedu ahaa 4-tii sano waa in mar Doorasho dhacdaa oo si xor iyo xalaal ah loo tartamaa.

Halkaa waxaa kusoo afjarmay mudo Sanad iyo bar ah oo sharci daro uu ku joogay Villa Somaliya Madaxweyne diiday mudo xileedkiisii in uu ku qabto Doorashadii Dastuuriga ahayd.

Hogaamintu dhankay raacdaba,waxaa ka muhiimsan Somaliya in aysan gacanta ugelin kaligii talye mar danbe.

Halkan ka daawo muuqaalka