Hot Topics

Nabadoon caan ah oo lagu dilay Magaalada Gaalkacyo

AUN Nabadoon Cabdiqani Xassan Waloore oo ka mid ahaa nabaddoonada Gobolka Mudug,ayaa caawa lagu dilay magaalada Gaalkacyo xili uu kaso baxay masjid uu salaada Cishe ku tukanayay.