Hot Topics

Video:-Axmed Karaash oo si adag uga hadlay xasuuqa Shacabka LC

Madaxweyne xigeenka Puntland Axmed Cilmi,ayaa ka hadlay dagaalka Laascaanood.

karaash,ayaa sheegay in Puntland haatan aysan ku jirin xiligan,balse ay geli doonto hadii loo baahdo.

“Xasuuqa Somaliland ka wado Magaalada Laascaanood mudada bisha ah waan cambaaraynaynaa”.

Sidoo kale,waxuu bogaadiyay dadaalka ay Dowladda Itoobiya ay wado ee dhex-dhexaadibta ah…

“Dowlada aynu deriska nahay ee Itoobiya,waan uga mahadcelinaynaa doorkooda wanaagsan”Ayuu yiri Karaash.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka