Hot Topics

Garaadada Sool oo cadeeyay in uusan khusayn Ergayga Somaliland

Guddigan oo ka kooban 33-xubnood,ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan magacaabista Rrgayga wada-hadallada Dowladda federaalka Somaliya iyo Somaliland.

“Waa soo dhawaynaynaa magacaabista Ergayga,balse Anaga nama khuseeyo qaybna kama nihin SL horayna ugama noqon”Ayay yiraahdeen Garaadadu.

Halkan ka akhriso:-