Hot Topics

Video:-Doorashada Turkiga oo mucaaradku guul ka filayaan

Turkiga,ayaa maanta u codeynaya , doorashada ugu muhimsan taariikhdooda casriga ah, si ay go’aan uga gaaraan haddii Recep Tayyip Erdogan uu sii ahaanayo madaxweyna hooda ka dib 20-sano oo uu xukunka hayay.

Ninka ay sida weyn u xafiiltamaan, Kemal Kilicdaroglu,ayaa ballan qaaday in uu meesha ka saari doono awoodo badan oo uu helay madaxweyne Erdogan kaddib markii uu ka badbaaday afgambigii dhicisoobay ee 2016-kii.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka