Hot Topics

In ku dhow 100-Caruur ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Gantaal ku Qarxay…

Muraale oo udhow Jannaale,waxaa ku Geeriyooday 27-Caruur ah,waxaana ku dhaawacmay 53-kale.

Qaraxa,waxaa la sheegay in uu ka dhashay Gantaal ay ku ciyaarayeen Caruurtaas.

Waa masiibo Qaran oo uqalanta in Calanka hoos loo dhigo,isla markaana baroordiiq Qaran lagu dhawaaqo.

Maanta waxay u ahayd Somaliya maalin adag.

Jibril Qoobey.