Hot Topics

Jeyte oo xilkii Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan laga qaaday

Cali Jeyte,waxuu ahaa Gudoomiye soo hogaamiyay Gobolka xilli adag,si gaar ah waxaa lama ilaawan ah dagaalkii sifaynta argagixisada doorkii uu ku lahaa.

Waxaa lagu tilmaami karaa hogaamiyihii Macawisley ee hormuudka u ahaa dagaalka argagixisada in abaal looga dhigay xilka qaadis,waa nasiibdarro weyn.

 

Halkan ka akhriso wareegtada xilka qaadista:-