Hot Topics

Video:-Ruto”Ma rabno IMF iyo World Bank”

Madaxweyne Ruto,ayaa si ka fool ka fool ah ujeediyay hadalo ka dhan ah reer Galbeedka iyo Hay’adaha Lacagta Aduunka.

Hadalladiisii,waxaa ka mid ahaa….

1.Mar dambe ma rabno IMF iyo Bangiga Adduunka.

2. Waxaan ubaahannahay qaab-dhismeed maaliyadeed oo cusub oo dawladnimada iyo awooddu aanay gacanta ugu jirin in yar (Urur cusub oo siman).