Hot Topics

Muxuu ku salaysan yahay Safarka Madaxweyne Deni ee Itoobiya iyo Kenya?

Safarka Madaxweyne Deni ee Itoobiya iyo Kenya…

Itoobiya?

1.Itoobiya oo weli wada Wadahal dhex-dhexaadin oo ku aadan Deni iyo Xasan.

2.Xal uhelida Dagaalka Laascaanood.

3.Sii xoojinra tababarada Itoobiya ay siiso Ciidanka Puntland.

4.Xoojinta amniga Labada dhinac.

Kenya?

1.Shir ku saabsan (Quick Project),Degmooyinka ay ka hirgaleen Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka.

2.Ka qaybgalka Mashaariicda World Bank oo PL loosoo fasaxayo.

Jibril Qoobey.