Hot Topics

Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Laascaanood

Aagga Maraagga,gaar ahaan Jihada ku beegan Gooja-Cadde,ayaa dagaal ba’an ka bilaamay saakay.

Dhinaca Galbeedka Dagaal aad u xun ayaa dhacay khasaare badan,ayaa ka dhashay.

Aagga Galbeedka ee Ciidanka Saciid Harti ee Reer Hagar, Jaamac Siyaad & Bah Ararsame,waxaa ku dhacay Gacan culus.

Dhinaca Galbeedka,waxaa si weyn loogu Jabiyay Maleeshiyada SNM.

Magaalada,waxay ku garaaceen Madaafiic ku dhacday Guryo Shacab.

Dagaalku,xiligan,ayuu sii ballaartay oo waa sii cuslaaday.