Hot Topics

Ina Kaahin”Dowlada Fadaraalka Somaliya kuma jirto dagaalka LC”

Ogow hadalka Ina Kaahin,wuxuu markhaati fur uyahay hadalka Garaad Jaamac ee isku xirnaanta SNM iyo M.Xasan Shiikh.

“Dowlada Fadaraalka Somaliya kuma jirto dagaalka LC”Ayuu yiri Ina Kaahin.

Waa cadayn ku filan wada shaqaynta SNM iyo Villa Somaliyada Xasan joogo Maanta.

Ina Kaahin,waa ku deg-degay hadalkan marka laga eego SNM-ta qorshaheeda oo waxuu fashiliyay Xantii Xasan inkiri jiray.

Ina Kaahin ma’ahan Siyaasi qaangaar ah oo caadifada iska xakamayn kara markii xaalku adag yahay wax badana dabooli kara.

Jibril Qoobey.