Hot Topics

Xasan Shiikh oo aan Qaaraan ururis ugu dhoofaya Maraykanka

Dhamaadka sanadka,ayaa Dalka Maraykanka lagu qabanayaa kulan Dhaqaale loogu uruurinayo Ciidanka Somaliya.

Kulankaas Qaaraanka loogu uruurinayo Ciidanka,waxaa ka qayb galaya Madaxweyne Xasan Shiikh sida laga soo xigtay Hawl wadeenada Madaxtooyada.

Odaygu Shaqadii Raysal wasaaraha,tii Wasiirada iyo midii Agaasimayaasha intaba isagaa isku Haya.

Si gaar ah markay arintu tahay kulamada lagu helayo Lacag iyo Raashin Odaygu ma dhaafo.

Jibril Qoobey.