Hot Topics

Xasan Shiikh oo Talyaaniga uga qaybgalaya Shir maqaamkiisu hooseeyo

Hey’ad Cunto waxaa loo diraa in uu Wakiil ka noqdo Agaasime ama Wasiir Balse Madaxweyne Xasan Shiikh,ayaa weftiga hogaaminaya la kulmaya Hey’ada Cunada Aduunka ee (FOA”Food-Organizatiom-Agriculture).

Xasan,waxuu horrey u sii kaxeysanayaa sida Waraaqda ku xusan 16-Shaqaalaha Madaxtooyada ka-tirsan oo Gabadhiisu ay ka mid tahay.

Madaxweyne Xasan-Shiikh oo Roma-Talyaaniga ku wajahan booqashana ku tagaya Xafiiska Hey”ada Cunada Aduunka ee(FAO) Waxaa layaab noqotay inuusan Waftiga qayb ka ahayn Wasiirkii Beeraha.

Halkan ka akhriso:-

Jibril Qoobey.