Hot Topics

Video:-Haweenka Mudug oo gurmad kale oo xoog leh udiray Sool

Haweenka Gobolka Mudug,gaar ahaan Gaalkacyo,ayaa taageero dhinacyo badan leh usoo diray Gobolka Sool ee colaadu ka socoto.

Gurmadka ayay ku wareejiyeen Gabdho ka socda Sool.

 

Halkan ka daawo muuqaalka