Hot Topics

Xisbiga Kaah oo magacaabay Xubinta ku matalaysa Gudiga Doorashada

Guddoomiyaha Xisbiga Kaah ahna Madaxweynaha Dowladda PL Mudane Cabdullahi Deni,ayaa Cabdilaahi Maxamed Barre Nuur (Caatto) u magacaabay Xubinta Xisbi Siyaasadeedka KAAH ku matalaya Guddiga Doorashadda PL ee PEC.

 

Halkan ka akhriso:-