Hot Topics

Somaliya oo dhaleeceen weyn kala kulantay Gabadhii ay u dirtay tartanka Orodka 100-ka

Wasiir ka tirsan Soomaaliya oo raali gelin ka bixiyay ka dib markii ‘Orodyahanad’ aan tababarnayn ay ka qayb galay orodka 100m ee Jaamacadaha Ciyaaraha Adduunka ee Shiinaha.

Nasra Abuukar Cali ayaa in ka badan 20 ilbiriqsi ku qaadatay inay ku dhameysato orodka 100-ka mitir ee ciyaaraha Jaamacadda Adduunka ee dalka Shiinaha, iyadoo muuqaallo laga soo duubay ay muujinayaan inay ku soo baxday masaafo aad u badan oo ay ka dambaysay orodyahannada kale.

Mas’uul ka tirsan Isboortiga Soomaaliya ayaa shaqada laga joojiyay kaddib markii gabar aan tababaran oo Orodyahanad ah ay u matashay dalka Afrika tartan caalami ah oo ka socda Shiinaha.