Hot Topics

Daawo muuqaalka Faysal Cabdi Bootaan oo Gacanta lagu dhigay

Muuse Biixi,Ina Kaahin iyo Nuux Taani oo wada xoogaa gurmad Ciidan ah,ayaa soo aaday Oog si ay u ururiyaan habqanka Ciidankooda,isla markaana ay uga difaacaan Habarjeclo Ciidamada Difaaca Sool ee haatan ku sugan Gumays.

Waxaa jkra ilaa 55-Gawaarida dagaalka ah oo Ciidamada SL ah oo ku firxaday Dhulka Dhoodiga ah,kuwaasoo lunsan.

Ciidamada Somaliland,ayaa markii Xabafu kululaatay Askari walba Gaarigii uu saarnaa la cararay.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka