Hot Topics

Taliye Faysal Cali Bootaan oo gacanta lagu dhigay

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in ciidamada difaaca gobalka Sool ay gacanta dhigeen Gen. Faysal Cali Bootaan oo ah Taliyaha Howlgelinta ciidamada maamulka Somaliland ee Aagga Sool.

Gen. Faysal Bootaan ayaa kamid ahaa saraakiisha sida weyn uga soo muuqan jiray jiidaha dagaalka ee duleedka Laascaanood, iyo sheegashada ficiladii arxan-darada ah ee Somaliland ka geysan jiray magaalada.

IDILNEWS