Hot Topics

Xasan oo uga baaqday Shirka QM fashilka Siyaasadeed Ee uu wajahay

Kadib guul darooyinkii is xig-xigay ee dagaalka argagixisada Xasan,waxa uu garow saday in uusan haysan wax uu Beesha Caalamka iyo Shirka Qaramada Midoobay la hor tago,taas badalkeeda raysal wasaare Xamse,ayuu udiray Maraykanka iyo Shirka Qaramada Midoobey.

Xamse oo saaka Muqdisho ka amba baxay,ayaa sii mari doona Dalka Qatar.

Xasan Shiikh,waa ku fashilmay hogaaminta Wadanka…

1.Siyaasad ahaan Dowladiisu madhaafsiisna Muqdisho iyo qaybo ka mid ah Koonfurta Dalka,gaar ahaan Deegaamada Beeshiisu degto.

2.Dagaalka argagixisada oo uu dhaqaale ku raadinayay,waa ku fashilmay.

3.Dhaqaalaha Wadanka oo meeshii ugu hoosaysay gaaray,ayuu ku fashilmay.

Safarkiisa Maxaas kadib Muqdisho,ayuu dib ugu laabanayaa,isagoon wax natiija ah ka keenin dagaalkii uu mudada Bisha uga maqnaa Dhuusamareeb.

Jibril Qoobey.