Hot Topics

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay xubnaha magacaaban ee PEC

Xildhibaannada Golaha Wakiillada ayaa Xasaanadda siiyey Xubnaha magacaaban ee Guddiga Doorashooyinka Puntland – PEC oo kala ah;

1. Fu’aad Abshir Axmed

2. Axmed Jaamac Maxamed

3. Axmed Maxamuud Cumar ( KK )

4. Cabdullaahi Siciid Ismaciil (Keytoon)

5. Maxamed Abshir Garaad

6. Maxamuud Soofe Xassan

7. Cabdullahi Maxamed Barre ( Caato)

8. Marwo Faadumo Siciid Axmed

9. Cabdinuur Maxamuud Maxamed Ubbaale

IDILNEWS