Hot Topics

Beesha Caalamka oo ogolaatay in Deeqaha Sanaag ay marsiiso Puntland

Golaha Amaanka Qaramada midoobay,ayaa ka had lay xaalada Laascaanood,waxuuna soo saaray go’aan cad oo lagula xisaabtamayo dhibtii dhacday shaqsiyaadkii ka dambeeyay.

Dawlada Federaalka,ayaa loogu baaqay in gar gaar bani’aadannimo iyo garab istaag ay ka samayso Gobolka Sool.

Sidoo kale Gobolka Sanaag,ayaa Deeqihiisii,waxaa toos loosoo marsiinayaa Puntland,waxaana go’aankaas durba fulisay USAID.

Jibril Qoobey.