Hot Topics

Baarlamaanada DG oo qaadacay wax ka badalka Dastuurka Fadaraalka

Gudoomiyayaasha Baarlamaanada DG JL,KG,Galmudug iyo Hirshabelle oo qaadacay wada shaqaynta Baarlamaanka Fadaraalka iyo ka shaqayanta dib u eegista Dastuurka.

Kulan ay ku yeesheen Muqdisho Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda federaalka Soomaaliya intii u dhaxeysay 3-4 Decembar 2023. ayaa soo saaray Go’aano iyo Jawaab Celin.