Hot Topics

Madaxweyne Deni oo marti qaaday Madaxweynayaashii hore iyo Cumar Cabdirashiid

Garoowe: 10 January 2024 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo dib-loogu doortay xilka Madaxweynaha Puntland 2024-2029, ayaa Qasriga Madaxtooyada kulan Qado Sharaf ah Kula qaatay Madaxweyneyaashii hore ee Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake.