Hot Topics

Muxuu ku salaysan yahay fadhi deg-deg ah ah Ee Baarlamaanka Itoobiya?

Baarlamaanaka Itoobiya,ayaa la filayaa in uu fadhi deg-deg ah ka yeesho waxa laga yeeli lahaa xaaladda deg-deg ah ee Lix Bilood ka hor la soo rogay.

Xaaladaas,ayaa lagu soo rogay Gobolka Amxaarada.

Baarlamaanka,ayay ubadan tahaya in uu sii dheereeyo xaaladdii deg-dega ahayd ee lagu soo rogay Gobolka Amxaarada,taasoo Todobaadkan ku eg.