Hot Topics

Ra’isalwasaaraha UK oo guul-darro kale la kulmay 

Guul-darro kale,ayaa la soo daristay Ra’iisul-wasaaraha Ingiriiska,gaar ahaan dhanka nidaamkii dib u celinta Dadka Ingiriiska ka dalbada magan-gelyada.

Laanta Socdaalka Ingiriiska ay soo saartey War-murtiyeed sheegaya in Qaxootiga isa soo dhiiba ee ka soo jeeda Turkiye aan lagu celin karin Dalkooda.

Arrintan ayey Laanta Socdaalka Ingiriiska ku sheegtay in Dadka Wadankaasi lagu celiyo ay naftoodu khatar geli karto.