Hot Topics

Maxay tahay n ay pL kaga jawaabto ku faalidida Dastuurka Ee Xasan Sh?

Puntland in ay ku dhawaaqdo in at ka baxday DFS waa go’aan kharaar oo dhimasho u ah Dowladnimada soo kabanaysay ee Somaliya.

Balse doorasho maleh oo waa lagu khasbay.

Xasan Shiikh waxa uu rabo in lagu qoro Dastuurka Fadaraalka iyo sida uu ugu falaadayo jawaab aan ahayn in laga baxo DFS majirto.

14-ka Bisha haduu taabto Dastuurka,waxay PL xaq uleedahay 15-ka in ay ku dhawaaqdo ka bixida DFS.

Shacabka Somaliyed meel ay joogaan,waa ku garab siinayaan go’aankeeda.

Sida xogaha aan ku helayo,waxaa diyaarsan qoraalka la horgaynayo Baarlamaanka Puntland ee ka bixida DFS.

JQ.