Hot Topics

CC Warsame”Maxaa loo dadajinayaa Dastuurka oo lagala cararayaa:

Xaqiiqda ka hadalka Dastuurka,waa inta uu ka yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

Lama fahmi karo sababta loo dadajinayo Dastuurka,iyadoo Wadanka aan dariska nahay ee naga Dowladnimo sareeya ee Kenya Dastuurkiisu ahaa 37-Sano Qabyo,halka Qabyo tirkiisana uu qaatay 2-Sano loona Gacan geliyay MW hore oo Siyaasada ka fariistay.

Waxaa xusid mudan markii Dowladii Uhuru ee Kenya ay damacday in ay badasho Dastuurka,waxaa diiday Maxkamada Sare,iyadoo ucuskatay in uu Gacanta kula jiro MW xil haya oo la rabay in uu ahaado Geed fadhiga Wadanka.

“Dastuurka taabashadiisa,waa in uu Gacmaha kala baxaa Madaxweynaha haatan xilka haya”.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka CCWarsame