Hot Topics

Akhriso:-Heshiiskii Kalluumaysiga DFS iyo DG Ee Baydhabo

Waa nuqulladii heshiiskii Baydhabo ee Kalluumaysiga oo ay wada gaareen DFS iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.

Saxiixa heshiiskan,wuxuu dhacay 2028,iyadoo uu PL ku matalayay MW Gaas.

Si faahfaahsan,ayuu uga hadlayaa heshiiskan xeerarka iyo wax qaybsiga Kalluumaysiga.

Majirin heshiis ka danbeeyay oo laga gaaray Kalluumaysiga,isla markaana isaga waxba lagama badalin.

PL,waxaa la aheegaa 60% Kalluumaysiga Wadanku in uu ka jiro Deegaamadeeda.

Sidoo kale,waxaa lagu tilmaamaa in uu Kallluumaysigu ka mid yahay arimaha hortabinta uleh Amnigeeda.

 

Halkan ka akhriso:-

JQ.