Hot Topics

Goormaa lagu dhawaaqayaa Golaha Wasiirada Puntland?

Ilaa Maalinta Arbacada ah,ayaa la sugayaa in lagu dhawaqo Golaha Wasiirada Puntland.

Inta badan Xubnaha Golaha Wasiirada,ayaa la diyaariyay sida xoguhu tilmaamayaan.

Ka hor safarka Madaxweyne Deni,waxaa la qirshaysan in baarlamaanka lahor geeyo marka la magacaabo kadib.

Rajo fiican,ayaa laga qabaa Dadka noqonaya Wasiirada mudo xileedkan marka laga tusaale qaato xogaha sheegaya in MW Deni raadinayo Dad macno leh oo matali kara gudaha iyo dibada Bulshada PL.

Sidoo kale saraakiisha Ciidanka,ayaa isku shaandhayn lagu samaynayaa sida Police-ka,PISA,Daraawiishta iyo PMPF.

JQ.