Hot Topics

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Kenya oo ku kulmay Qasriga Madaxtooyada Nayrobi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Kenya dhiggiisa dalkaas Mudane William Ruto.

Kulanka Labada Madaxweyne,waxaa diiradda lagu saaray…

1.Xoojinta iskaashiga Labada Dal.

2.Adkeynta xiriirka. diblomaasiyadda.

3.Shirka Qaramada Midoobay ee Isbeddelka Cimilada.

4.Hiigsiyada horumarineed ee heer Qaaradeed.

 

.jQ.