Hot Topics

Muxuu ku salaysan yahay socdaalka Abiy Ee Kenya?

Kenya,waxay ku samaysay Itoobiya loolan kooban oo Siyaasadeed.

Abiy,waxa uu ku haystaa Dhul xuduuda Labada Wadan ku yaala oo Ganacsiga muhiim u ah,waana ka war wareegay in laga wada xaajoodo khilaafka.

Abiy,markuu arkay in Kenya go’aan qaadanayso oo ay Somaliya la safanayso,ayuu deg-deg usoo gaaray aqbalayna wada hadal.

Hadii Kenya ugu darsoomi lahayd Abiy Beesha caalamka dhabarka ujeedisay,wuxuu sii geli lahaa go’doon Siyaasadeed.

JQ.