Hot Topics

Muxuu ka yiri Madaxweyne Deni Arinka Gobolka Sool?

Hadalka Madaxweyne Deni,wuxuu daaran yahay Sadex Qodob oo kala ah…

1.Ma sheegin qorshe Qodobaysan,isla markaana wata khariirad oo Sool looga saarayo PL.

2.Reer Sool,wuxuu uxaqiijiyay in PL ay sii wadayso bixinta Mushaaaraadka,adeega iyo Saadka difaaca Sool.

2.Wuxuu muujiyay in uu bilowday Olalihiisa Doorashada Madaxweyne ee Fadaraalka 2026.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka