Hot Topics

In ku dhow Boqol Xildhibaan oo soo saaray qoraal ay ku diidan yihiin wax ka badalka Dastuurka

In ka badan 70-Xildhibaan oo ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Somaliya,ayaa qaadacay qorshaha wax ka badalka Dastuurka Ee Xasan Shiikh.