Hot Topics

Cumar Cabadirashiid”Meelmarinta Mashruuca Dastuurka waxay Soomaaliya ufuri doontaa Albaabada Shisheeyaha.”

Ra’iisulwasaare hore Cumar Cabdirashiid;ayaa sheegay in ficilada Madaxda DFS ee ay ku doonayaan soo saarida Dastuur cusub oo aan heshiis lagu aheyn,ay Albaabada u furayaan faragalinta beesha Caalamka.

Cumar,ayaa sheegay in ay Madaxda DFS og yihiin in cod baarlamaan, uusan natiijada iyo xaaladda Soomaaliya waxba ka bedeleyn, xalna u keeneyn.

Cumar,ayaa sheegay in meelmarinta Mashruuca Dastuurka ay Soomaaliya u horseedayso qalalaase Siyaasadeed oo Albaabada u furi doona Shisheeyaha.

Halkan ka akhriso:-