Hot Topics

Puntland oo aqoonsigii kala laabatay DFS iyo Madaxweynaheeda

Go’aanka Dowladda Puntland oo caawa kasoo baxay Shir Gole Wasiir oo aan caadi aheyn,kaasi oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor.

Waxaa Warbaahinta la wadaagay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Caydiid Dirir.

 

Halkan ka daawo muuqaalka