Hot Topics

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

Garoowe: 04 April 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay…

 

1.Amniga Guud iyo Shaqooyinka socda.

2.Warbixinta Cudurada faafa, Waddooyinka, Gaadiika Dowladda iyo Dhismeyaasha, Xaaladda Deegaanka iyo qodobo kale .