Hot Topics

M.xigeenka Puntland oo Cafis ufudiyay 50 Maxbuus

Lr 06, April 08, 2024: kuna saabsan Cafis Maxaabiis ee bisha Ramadaan.

Kusimaha Madaxweynaha dowladda Puntland.

Markuu Arkay:- Dastuurka dowladda Puntland Qodobkiisa 81-aad

Markuu Arkay:- Talo soo jeedinta Wasaaradda Caddaalada, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqancelinta Puntland Puntland.

Markuu Tix geliyey:- Fadliga Bisha Barakaysan ee Ramadaan iyo Munaasabadda Ciidul-Fidriga.

Wuxuu Cafis u fidiyey Maxaabiis tiradoodu dhan tahay 50 Maxbuus oo ku kala jira Xabsiyada kala duwan ee Puntland.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXWEYNE KU XIGEENKA DOWLADDA PUNTLAND.