Hot Topics

Maraykanka oo ka digay qaraxyo ka dhaca Muqdisho

Qaraxyo & weerar toos ah oo Mareykanku uu sheegay iney ka dhici karaan garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho .

Safaaradda Mareykanka ee Nairobi,ayaa heshay xog ku saabsan jiritaanka weeraradan waxaana xigtayba in dhammaan dhaqdhaqaaqa shaqaalaha safaaradda Mareykanka in la joojiyay Talaadada, Abriil 9, 2024.

 

Halkan ka akhriso:-