Hot Topics

Imaaraadka oo tiro Mashaariic ah ka fulinaya Mudug

Shan Mashruuc,ayay Imaaraadku ka fulinayaan Puntland,gaar ahaan Gobolka Mudug…

1.Wadada Garacad-Goldogob.
2.Wadada Gaalkacyo-Bacaadweyn.
3.Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo.
4.Isbitaalka weyn ee Mudug.
5.Afar Wado oo Magaalada Galkacyo gudaheeda ah.

Gudigii Imaaraatiga ahaa ee qiimaynayay Mashaariicdan,waxay gaareen Mudug.

Qorshuhu waa in Bishan gudaheeda la saxiixo fulintooda si waadix ah.

Sidoo kale soo bandhigida qorshaha iyo waxqabadka Dowlada PL oo uu Shir Gudoominayo Madaxweyne Deni,wuxuu ka dhici doonaa Gaalkacyo.

 

JQ.