Hot Topics

Video:-Qardho oo lagu qabtay kulan lagu taageerayo nidaamka xisbiyada badan

Kulan Maanta Urur Xisbiyeed lagu Abaabulayey ayaa Maanta lagu Qabtay Magaalada Qardho oo lagu kulan siiyey Maamulka Gobolka Karkaar ,Kan Degmada Qardho ,Wasiiro Hore,Aqoonyahan,Nabadoono,Waxgarad iyo Qaybaha Haweenka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka