Hot Topics

Video:-Bilad sharaf shaki abuurtay oo D.Talyaanigu gudoonsiisay Gudoomiye Jawaari

Dowladda Talyaaniga ayaa Maanta Bilad ku Gudoon siiday Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, kadib Xaflad lagu qabtay Dugsiga Booliska General Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Xaflada Waxaa goob joog ka ahaa Safiirka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya, Safiirka Dowladda Turkiga ee Soomaaliya, labada Guddoomiye ku Xigeen ee Golaha Shacabka, Xildhibaanada labada Golle, Wasiiro iyo Marti Sharaf kale.

Billad Sharafeedka maanta la siiyay Guddoomiya Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sh.Cismaan Jawaari, lasiiyay Maanta ayaa ah darajada ” Commendator, Waxaana billadaasi ay ka timid Dowladda Talyaaniga,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka