Hot Topics

Video:-Gaalkacyo yeelanaysa Beero si casriya loo qalabeeyay oo lagu nasan doono

Waxaa maanta Duqa Gaalkacyo daahfuray barnaamij dhiraynta magaalada ah iyo  2-Beerood oo  lagu nasto .

Mahsaariicdan ayaa lagu fulin doona Gudaha Magaalada Gaalkacyo si kor loogu qaado bilicda iyo dalxiiska magaalada,sidoo kale wadada garoonka Diyaaradaha aada ayaa mahsruucan  ka faa’idaysan doontaa,iyadoo la dhirayn doono,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka