Hot Topics

Dhagayso:-Wasaarada arimaha gudaha Puntland oo soo bandhigtay tirakoobka barakacayaasha

Wasaarada arimaha Gudaha iyo dowladda Hoose ee Puntland ayaa maanta garowe kusoo bandhigay xog aruurin iyo tira koob lagu sameyeey barakaacaasha dagan magaaladda Garowe ee caasimadda Puntland.
 
In ka badan 15-kun oo barakacayaal ah ayey wasaaaradu sheegtay inay ku noolyihiin Kaamamka kuyaal magaladda Garowe ee caasimadda Puntland ,wasaarada ayaa howshan bilowday 2016-kii.
 
Axmed Karaash Wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladdaha hoose oo xog aruurinta ka hadlayey ayaa sheegay in arintan ay tahay mid wakhti hore laga soo shaqeeyey ,isago eedayn usoo jeediyeey shaqsiyaad u sheegay in wasaaradiisa ay ku edeeyeen wax qabad la aan,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.
Halkan ka dhagayso codka wasiirka arimaha gudaha