Hot Topics

Video:-Beesha Gabooye oo hubka qaadatay iyo isaaq oo weerar kusoo qaaday

Beesha sacad ee gabooye ayaa astaysatay deegaan cusub oo ay ka yagleelanayaan magaalo.
 
Deegaanka ay beesha Sacad Gabooye ay xaarxaaratay ee ay magaalada ka samaysanayso ayaa u dhaxeeya beelaha Isaaq iyo Daarood,gaar ahaan Habarjeclo iyo Dhulbahante.
 
Magaalaynta deegaankan ayaa waxaa ka hor yimid beesha Isaaq oo ciidan kusoo weerartay,halka beesha gabooye i adag iskaga difaacday jilibkna u aastay,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka