Gaas oo ugu danbayntii Cadaado gaaray

Madaxweyne Gaas iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray cadaado.

Tagida Gaas ee cadaado ayaa si weyn looga hadal hayaa magaaladaas,waxayna ku yeelatay dareen gooniya dadka reer cadaado,iyadoo ay ka duwanayd imaanshaha  Gaas madaxda kale ee somaliyed.

Cadaado waxaa ka jira maamul puntland uu kala dhaxeeyo colaad iyo xiisad siyaasadeed,isla markaana sheegta dhul puntland,Dastuurka fadaraalka shuruudihiisa aan buuxin.

Tagida Gaas ee cadaado ayaan ilaa iyo hada la ogayn waxa uu ku badashay ee guusha siyaasadeed ah.

Dhanka kale shacabka puntland waxay si weyn isku waydiinayaan socdaalka Gaas ee cadaado,iyadoo aan la saadaalin karin waxa ay keeni karto tagis tiisa cadaado.