Hot Topics

Dhegayso :Siyaasi Cabdulaahi Maxamed Yuusuf (Yeey)“Puntland Waa inay Difaacdo Xuduudeeda iyo Dadkeedaba .

Siyaasi Cabdulaahi Maxamed Yuusuf (Yeey) oo kamid ah Siyaasiyinta Puntland ayaa ka hadlay xadgudubka Somaliland ee dhulka Puntland,isagoo sheegay in Puntland Mar walba difaacayso xuduudaha iyo shacabka gobaladda Sool,Sanaag iyo Cayn.

Cabdulaahi maxamed yuusuf ayaa ugu baaqay dawladda puntland inay gebi ahaanba sugto puntland xuduudaheeda

HALKAN HOOSE KA DHEGAYSO