Hot Topics

Video:-Madaxweyne Farmaajo Oo si weyn loogu soo dhaweeyay Abuu-Dhabi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho shaqo oo qaadanaysa muddo  labo cisho ah.

Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay Wasiirka Caddaaladda ee Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta Mudane Sultan Bin Saciid Al Badi.

Safarkan waxaa Madaxweynaha ku wehliya Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Mudane Cabdulqaadir Axmed Khayr, Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo La-taliyeyaal,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka