Hot Topics

Video : Furitaanka Kalfadhigii 23aad ee Golaha deegaanka garoowe oo furmay .

Garoowe : Kalfadhiga golaha deegaanka garoowe ayaa 6dii biloodba mar laqabtaa waxaana lagu soo ban dhigaa wixii u Qabsoomay dowlada hoose ee degmada garoowe.

Duqa Caasimada xasan goodir ayaa furitaanka kalfadhiga kusoo bandhigay wixii u qabsoomay iyo Qorshohooda .

HALKAN HOOSE KA DAAWO